Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Madasha oo Maalintii Labaad ka Socda Muqdisho


Madasha
Madasha

Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shir ay leeyihiin hoggaamiayaasha madasha oo iyagu ka dooddaya arrimaha doorashada Soomaaliya.

Waxyaabaha ugu muhiimsan ee shirka looga hadlayo waxaa ka mid ah muranka Puntland iyo gobollada waqooyi ee kuraasta aqalka sare ee baarlamaanka.

Madaxda Madasha ayaa sidoo kale laga dhowrayaa inay soo saaraan wakhtiga rasmiga ah ee ay dhici doonto doorashada madaxweynaha Somalia oo dhowr mar dib loo dhigay.

Warixintan waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar.

Shirka Madasha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:08 0:00

XS
SM
MD
LG