Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Kulan Looga Hadlay Tacaddiyada Haweenka


Haweenka
Haweenka

Sanad walba, laga soo bilaabo 25-ka November oo ah maalinta caalamiga ah ee dabar goynta tacadiyada ka dhanka haweenka ilaa iyo 10-ka December oo ah maalinta caalamiga ah ee Xuquuqda aadanaha, waxaa dunida lagu qabtaa mashaariic lagu taageerayo haweenka iyo wacyigelin ku aadan tacadiyada dhinaca Jinsiga ah.

Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Muqdisho ayaa maanta qabatay munaasabad lagu soo gunaanaday 16-ka maalmood ee loo dhaqdhaqaaqo arrimaha haweenka.

Wariyeheenna Jacfar Kukay ayaa warbixintan inoo so diray.

Warbixin: Jacfar Kuukaay
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00

XS
SM
MD
LG