Isku xirrada

Shirka Madasha oo Berri Loo Ballansan Yahay


Shirka Madasha

Shirka Madasha

Waxa beri la filaya in maalinta berrito (Arbacada) uu magaalada Muqdisho ka furmo shirka madasha wada-tashiga qaran, kaas oo looga hadli doono arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Dhanka kale, waxa Baydhabo lagu qabtay fiidkii Isniinta tartanka doorashada labadii aqal ee ugu dambeeyay xubnaha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed uga mid noqon doona dowladda soo socota ee Soomaaliya.

Qeybtan hoose ka dhageyso warkii ugu dambeeyay dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed ee Soomaaliya.

XS
SM
MD
LG