Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taliyaha Ciidanka Badda PL oo ka hadlay Dagaalka Qandala


Ciidamada Puntland ayaa sheegay inay wax ka yar 50 km ay u jiraan degmada Qandala ee gobolka Bari oo ah degmo ay haystaan maleeshiyo ka tirsan kooxda Daacish.

Taliyaha ciidamada Badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax oo wareysi gaar ah siiyay VOA isagoo ku sugan meel aan ka fogeyn Qandala ayaa sheegay in ciidankoodu aanu wali gaarin degmada Qandala, balse ay dhawaan filayaan inay Qandala dib uga qabsadaan kooxda Daacish.

C/casiis Xuseen ayaa Admiral Cabdirsaaq ku wareystay khadka taleefonka ee satelite-ka ku xidhan (Thuraya), wuxuuna ugu horreyn weydiiyay halka isaga iyo ciidanka Puntland ay wakhtigan ku sugan yihiin.

Waraysiga Qandala
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00

XS
SM
MD
LG