Isku xirrada

Guddoomiyaha Jalalaqsi oo Dil ka Badbaaday


Beledweyne

Beledweyne

Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Maxamed Cabdulle Fiidow ayaa ka bad-baaday iskuday dil kadib markii maleeshiyo ay ku weerareen gaadiid uu la socday meel u dhow degmadaasi.

Guddoomiyaha Jalalaqsi ayaa shilkaasi ku dhaawacmay, waxaana la dilay mid ka mid ah ilaaladiisa.

Caasho Cuud ayaa sida ay wax u dhaceen ka wareystaya Ibraahim Madoobe Nuur oo ah guddoomiye ku xigeenka Jalalaqsi.

XS
SM
MD
LG