Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caasho Xaaji Cilmi oo Eedeysay Madaxweyne Guuleed


Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi
Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi

Shalay ayaa waxaa magaalada Cadaado ka dhacdey doorashada mid ka mid ah kuraastii ugu adkeyd oo la filaayey in ay ku tartanto xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi.

Kursiga Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi ayaa in dhawaalaba uu muran ka taagnaa, cidda u tartameysa.

Xildhibaanad Caasha oo muddo badan ee la soo dhaafey ka mid aheyd baarlamanka Soomaaliya ayaan tegin xarunta doorashada.

Haddaba, wariyaheena Falastin Ahmed Iman ayaa weydiisey Xildhibaanad Caasha sababta ay uga baaqsatey tartankii shalay?

Dhageyso Eedda Caasho
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:16 0:00

XS
SM
MD
LG