Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jaalliyada Soomaalida ee Columbus oo Shir Jaraaid Qabatey


Sida aad idaacadahanagi daraad iyo shaleyba aad ku maqleyseen, wiil Soomaaliyeed ayaa lagu eedeynayaa falki weerarkii ahaa ee Jaamacada OHIO, magaalada Columbus ee dalkan Mareykanka. Sidaa daraadeed ayey Jaaliyadda Soomaalida ee gobolkaasi waxaa ay qabteen shir jaraa-id.

Jaamac buulle Jaamac ayaa warbixintan nooga diyaariyey.

Ohio Shirjaraaid
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00

XS
SM
MD
LG