Isku xirrada

Dhageyso: Warkii Ugu Dambeeyay ee Weerarkii Ohio


Booliiska oo xirey agagaarka jaamacadda weerarka ka dhacay, 28/11/16.

Booliiska oo xirey agagaarka jaamacadda weerarka ka dhacay, 28/11/16.

C/risaaq Cali Cartan, oo 20 sano jir Soomaali ah, ayaa weerar ku qaaday shalay Jaamacaddii uu isagu dhiganayay ee Ohio State University, ee magaalada Colombus ee gobolka Ohio.

Waxa uu dhaawacay dad 10 ku dhow, isaguna waxa dilay askari boolis ah. Reerkiisa, ayaa waxa su'aalo weydiinaya qeybo ka mid ah waaxyaha ammaanka ee Mareykanka. Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkaasi, ayaa waxa wariyaheenna Jamaal Axmed Cismaan waxa uu ka wareystay wariyaha VOA ee Ohio Cabdikaafi Yuusuf Aadan.

XS
SM
MD
LG