Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaallo ka Dhacay Gobolka Mudug


Shabaab
Shabaab

Dagaallo ayaa lagu soo waramayaa in shalay iyo maanta ay deegaanno ku yaala koonfurta Mudug oo ku dhow Xarardheere ay ku dhex mareen dadka deegaanka iyo maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabaab.

Dagaalkii shalay ayaa la sheegay in maleeshiyada Al-Shabab looga dilay tiro ka mid ah dagaal yahanadooda taasna ay keentay in saakay iyagoo intii hore ka awood badan ay weerareen dadkii deegaanka dadna ay dileen, inkastoo tirada saxda ah aan la xaqiijin karin isgaarsiinta deegaanka oo go’an awgeed.

Wariyeheenna Nuur Xassan Nuur ayaa dagaaladan ka wareystay wasiirka amniga dowlad Goboleedka Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taar Dhuleed.

Dagaal ka dhacay Mudug
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00

XS
SM
MD
LG