Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa ku soo badanaya caruurta lagu shaqeysto, kuwaasi oo ka hara waxbarashdooda si ay u helaan lacag ay cuno ku iibsadaan
Wariyaha VOA ee gobalka waqooyi bari Maxamed Farax Shire, ayaa booqday dhawr dugsi oo ku yaala xarayaha qaxootiga ee Dhadhaab waxuuna inooga soo diray war bixintan.