Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jaamacadda Umadda oo Furtey Xarrunta Kulliyadaha Seyniska iyo Tiknoolajiyadda


Dr. Jimcaale
Dr. Jimcaale

Magaalada Muqdisho shalay waxa xarriga laga jaray xarrunta kulliyadaha Seyniska iyo Tiknoolajiyadda ee Jaamacadda Umadda. Hormuudka Jaamacaddaasi, Dr. Maxamed Axmed Jimcaale, ayaa sheegey in ay Jaamacaddu hadda ay dhigtaan 1400 oo arday, ayna doonayaan inay xarrumo ka furaan gobollada dalka oo idil.

Jamaal Axmed Cismaan, ayaa khadka telefoonka ee Muqdisho kula xiriirey Dr. Jimcaale waxa uu weydiyay xarrunta cusub ee la furey.

Dr. Jimcaale
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:06 0:00

XS
SM
MD
LG