Isku xirrada

Somaliland oo la Wareegtay Howshii Sahanka Shidaalka


Somaliland Energy Agreement

Somaliland Energy Agreement

Somaliland ayaa sheegtay inay la wareegtay hawshii sahanka shidaalka oo hore ay gacanta ugu hayeen shirkado debedda laga leeyahay.

Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland ayaa sheegtay inay haatan heshiis la galeen shirkad laga leeyahay Shiinaha taas oo hawshan ka shaqaynaysa, waxaana shirkaddani hoos imanaysaa Wasaaradda sida uu sheegay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka telefoonka ku waraystay.

XS
SM
MD
LG