Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xarardheere: Dagaal Dhex Maray Al-Shabaab iyo Shacab


Maleeshiyada al-Shabaab
Maleeshiyada al-Shabaab

Todobo ruux oo shan ka mid ah la sheegay in ay Shabaab ka tirsanaayeen, ayaa ku geeriyoodey dagaal duleedka Xarardheere ee gobolka Mudug shalay gelinkii dambe ku dhex maray maleeshiyaad ka tirsan al-Shabaab iyo kuwa degaanka ah.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay isku qabteen bixinta Zako oo ay Shabaab dadka deegaanka ku amreen.

Jaamac Buulle Jaamac, ayaa xaaladihii ugu dambeeyay dagaalkaasi ka wareaystay wariyaha VOA ee Gaalkacyo C/waaxid Macali Is-xaaq.

Harardhere
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00

XS
SM
MD
LG