Isku xirrada

Wareysi: Xiriirka Dhaqaale ee Jabuuti iyo Ethiopia


Djibouti

Djibouti

Dawladdaha Djibouti iyo Ethiopia ayaa sheegay inay sii xoojinayaan is dhex galka dhaqaale ee ay wadaaggaan labada dal.

Waxaa dhawaan la dhameystiri doonaa mashruuc biyo lagaga soo qaadayo Ethiopia oo dhuumaha lagu keenayo Djibouti.

Mashruucan waxa maal galinaya oo dhismahana wadda shirkad laga lee yahay dalka Shiinaha.

Agaasimaha qaybta farsamada ee wakaaladda biyaha ee Djibouti Cali Yuusuf ayaa weriyahayaga Ramadaan Muuse uga warramay mashruucan.

XS
SM
MD
LG