Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadaallo Nabadeed oo Ka Socda Gaalkacyo


Gaalkacyo
Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo waxaa weli ka socda dadaalo la doonayo in lagu nabadeeyo magaalada oo ay dhawaan ku dagaalameen maamulada Galmudug iyo Puntland.

Dadaalada socda ayaa la doonayaa in lagu hirgeliyo heshiiskii ay dhawaan labada dhinaca kala saxiixdeen ee lagu soo geba gebeeyey colaadda.

Waxaa magaalada iminka ku sugan wafti ka socda beesha caalamka iyo IGAD oo ka qeyb galaya dadaalladan.

Wariyeheenna Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixitan kasoo diray Gaalkacyo.

Dadaallo nabadeed oo ka socda Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:29 0:00

XS
SM
MD
LG