Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka Waxabashada oo ka Hadlay Maalinta Macallinka


Cabdulqaadir Cabdi Xaashi
Cabdulqaadir Cabdi Xaashi

Maanta oo Bisha November ay tahay 21, waxa ay ku beegan tahay maalinta macallinka Soomaaliyeed.

1974-tii bishii November 21-keeda ayaa loo aqoonsaday maalinta macalinka Soomaaliyeed iyadoo dowladdii dhexe ee kacaanka ay ka dhigtay maalin si weyn loo weyneeyo lana xuso ahmiyadda uu macallinka Somaliyeed ugu fadhiyo bushada iyo horumarkeeda aqooneed.

Laakiin dhowr iyo labaatan sano oo Soomaaliya ay burbursaneyd ayaanu macalinka Soomaaliyeed helin xuquuq iyo sharaftii uu bulshada ku dhex lahaa.

Wariyeheenna Jaamac Buule Jaamac ayaa maalintan iyo howlaha wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ka wareystay wasiirka waxbarashada Somaliya Cabdiqaadir Cabdi Xaashi.

Wareysi: Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:31 0:00

XS
SM
MD
LG