Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Sheekh Cabdiraxman Sharif


Call-in program
Call-in program

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay Xukunka toddobaadkii la soo dhaafay lagu riday dhalllinyaro Somali-Mareykan ah oo ay tiradoodu gaareyso 8 oo lagu helay dammbiyo la xiriira in ay doonayeen in ay ku biiraan kooxda Daacish amaba ay caawiyaan.

Waxaa barnaamijka marti ku ah Sheek C/raxmaan Shariif oo ah imaamka masaajidka Daarul Hijra ee magaalada Minnaplis oo ka jawaabaya su'aalo la xiriira sida looga hortagi karo in dhallinyaradu ay ku dhacaan dabinada noocan oo kale ah, iyo qodobo kale.

Barnaamijka oo dhamystiran ka dhageyso lifaaqa hoose.

Wicitaanka Dhageystaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:23:53 0:00

XS
SM
MD
LG