Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hibada iyo Waraysiga Nagiib Cabdiraxmaan


Hibada iyo Hal Abuurka
Hibada iyo Hal Abuurka

Dhalinyaro kala duwan ayaa xiiseeya inay heesaan isla markaana noqdaan fanaan ay bulshadu wada taqaan, taas oo sababtay in sannadahan ugu dambeeyey ay saaxadda fanku noqoto mid soo jiidata dhalinyaro kala duwan.

Haddaba barnaamijka hibada iyo hal-abuurka toddobaadkan waxaan ku eegaynaa mid ka mida dhalinyarada fanka xiiseeya, haatanna heeso kala duwan qaaday, waa Nagiib Cabdiraxmaan oo ku sugan magaalada Hargeisa, Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa la kulmay oo waraysigan la yeeshay.

Hibada
please wait
Embed
Hibada
by VOA

No media source currently available

0:00 0:14:18 0:00


XS
SM
MD
LG