Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minneapolis: Kulan Looga Hadlayay Joojinta Muslim Naceybka


Kulan Minnesota
Kulan Minnesota

Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxa gelinkii dambe ee Khamiistii shalay lagu qabtay kulan ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda Soomaalida ee gobolkaasi.

Kulankaasi, oo ay ka soo qayb galeen qowmiyadaha kale ee ugu badan gobolkaasi, ayaa looga hadlayay sidii dadka laga tirade badan yahay oo ay ku jiraan Muslimiinta iyo madowga aan loogu dhibaateyn gudaha gobolkaasi.

Arrintaasi waxay ka dambeysay kadib walaac fara badan oo al soo dersay dadka laga tirada badan yahay qaarkood, kadib doorashadii Donald Trump ee toddobaadkii tagay.

Jamaal Axmed Cismaan, ayaa kulankaasi waxa uu ka wareystay Siyaad Cabdillaahi oo isagu soo qaban qaabiyay kulanka.

Dhageyso Kulan Minneapolis ka dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:52 0:00

XS
SM
MD
LG