Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Bam Lagu Weeraray Guriga Askari Boolis ah


Kooxo hubeysan, ayaa xalay bamb gacmeed ku weeraray guri uu deganaa askari ka tirsanaa booliska Soomaaliyeed, gudaha degmada Xamar Jajab ee gobalka Banaadir.

Waxa goobta ku dhintay askarii guriga deganaa, iyadoo ay dhaawacmeen shan kale oo rayid ah.

Dhana kalena laba nin oo ku labisnaa dareyska ciidamada, oo lagu eedeynaayo inay dhac dad ugu geysanayeen beerta Jaadka ee magaalada Muqdisho, ayay ciidamo kale oo booliska ka tirsan toogteen.

Arrimahaasi, ayaa wariyaheenna Jamaal Axmed Cismaan waxa uu ka wareystay afhayeenka gobolka Banaadir C/fitaax Xalane, oo ugu horeyn ka hadlaya weerarka bam ee Xamar Jajab xalay ka dhacay.

Dhageyso Bam lagu weeraray Guri
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

XS
SM
MD
LG