Isku xirrada

Somalia oo Ka Qeyb Gashay Shirka Wakaaladaha Wararka


Shirka Wakaaladaha Wararka Aduunka ee Baku

Shirka Wakaaladaha Wararka Aduunka ee Baku

Waxaa maanta magaalada Baku ee xarunta dalka Azerbaijan ka furmay shirweynihii shanaad ee Wakaaladaha Wararka Aduunka.

Shirkan oo saddexdi sanaba mar la qabto ayaa waxaa sanadkaan loogaga hadlayaa caqabadaha ay wajahayaan wakaaladaha wararka aduunka.

Shirkaan ayaa waxaa qeybgalaya wakiilo ka kala socda in ka badan 100 wadan oo caalamka ah.

Soomaaliya waxaa u matalaya wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee loo soo gaabiyo Sonna, Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh (Al-Cadaala).

Wariyaha VOA-da Nur Xasan Nur Bukhari ayaa qadka telefoonka ku wareystay Al-Cadaala. Ugu horeyn wuxuu weydiiyey inuu faahfaahiyo shirka.

XS
SM
MD
LG