Isku xirrada

MN: Xukunno Dheeraad ah oo Dhacay


Maxkamada dhexe ee dowlada Mareykanka ee gobolka Minnesota ayaa maalintii labaad xukuno ku ridey wiilala dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey in ay doonayeen in ay ku biiraan kooxda ISIS. Xamza Ahmed oo 21 jir ah, Cadnnan Farah oo 19 jir ah iyo Hanad Muse oo 21 jir ayey maxkamada maanta ku ridey xukuno 10 ilaa iyo 15 sano ah.

Wariyaheena Mohamud Mascade oo maxkamada joogey ayaa warbixintan goordhow noo soo direy.

XS
SM
MD
LG