Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama oo Ka Hadlay Siyaasadda Trump


Obama
Obama

Madaxweyne Obama ayaa sheegay in inta badan aan ereyada quruxoon ee lagu dhawaaqaa aanay samaynin ama aanay noqon siyaasad wanaagsan.

Obama ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in madaxweynaha la doortay ee Trump aanu ahayn sida dad badan aamin san yihiin qof fikirka iyo falasada raaci doona, balse uu yahay hoggaamiye aragtidiisa waaqaca iyo xaqiiqada jirta ku salayn doona.

Obama ayaa timaamay in arrintan ay saamayn ku yeelan karaan dadka wanaagsan ee ku hareeraysan madaxweynaha cusub ee la soo dortay.

Jamal Axmed Cismaan, ayaa warbixintan inoo soo koobaya.

Dhageyso Shirka Obama
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:35 0:00

XS
SM
MD
LG