Minnesota waxaa ka socda isu-soo baxyo kala duwan, kuwaas oo lagu taageerayo wada-jirka bulshada ku dhaqan gobolkaas, waxaana ka qayb galay bulshada Soomaalida iyo qaybo kale oo ka mida bulshooyinka gobolkaas ku nool.
Maxamuud Mascadde ayaa goobta isu-soo baxaasi ka socdo booqday.