Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaraxyo ka Dhacay Buur Hakaba


Wararka ka imanaya degmada Buur Hakaba ayaa sheegaya in qaraxyo kala duwna ay ka dhaceen magaaladaasi shalay iyo maanta, iyada oo qaraxyadaasi ay geysteen dhaawacyo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka mid ah kuwa magaalada.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa weerraradan ka waraystay Mustaf Axmed Malaaq Guudoow oo ku sugan Buur Hakaba.

Dhageyso weerarka Buur Hakaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:51 0:00

XS
SM
MD
LG