Isku xirrada

Wareysi Gaar ah: Wasiirka Amniga ee Somalia


Wasiirka Amniga ee Soomaaliya Cabdirissak Cumar Maxamed ayaa ka hadlay xaaladda amniga ee Soomaaliya xilli ay dalka ka socoto doorasho isla markaana dhinaca kale ay meelo ka mid ah waddanka ka baxeen ciidamo Itoobiyaan ah.

Weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane ayaa waraysi la yeeshay Wasiirka, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey bixitanaka ciidamada Itoobiya.

XS
SM
MD
LG