Isku xirrada

Abaaraha ka Jira Geyiga Soomaalida


Qeybo badan oo ka mid ah dalka Somalia ayaa waxaa ka jira abaarro ba’an oo dhibaato ku haya dadka iyo duunyadaba. Madaxwynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay Soomaalida iyo beesha caalamkaba ka codsaday in gargaar deg-deg ah lala gaaro meellaha ay abaaruhu ka jiraan. Sheekh Mursal Saciid Cali, oo ka mid ah culumada Xingalool oo ka tirsan gobolka Sanaag ayaa VOA u sheegay in gobolka abaarro daran ay ka jiraan, xoollo badan ay abaarahaasi dartood u dhnteen.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka taleefonka ku wareystay.

XS
SM
MD
LG