Isku xirrada

Aragtida Soomaalida London ee Doorashada Trump


Donald Trump

Donald Trump

Magaalooyin kala duwan oo caalamka ah ayaa dadka Soomaalida ee jooga waxay siyaabo kala duwan uga hadleen natiijada doorashadii Maraykanka.

Waxaa dadka badankiisa layaab ku noqotay guusha Donald Trump oo ololihiisa ku galay hadallo dad badan u fasirteen faquuq inuu ku hadlay, inkastoo dhinaca kalena dadka taageeray ee soo doortay la sheegay inay yihiin dad ka caraysan hannaanka siyaasadeed ee waddankan.

Haddaba aragtiyihii ugu dambeeyey ayaa Lodnon waxaa nooga soo diray Ridwaan Xaaqji Cabdiweli.

XS
SM
MD
LG