Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Aqalka Hoose oo ka Socota Kismaayo


Kismaayo
Kismaayo

Magaalada Kismaayo waxaa maalinkii sadexaad ka socda doorashada aqalka hoose ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya

Doorashada oo soo bilaabatay maalintii talaada ayaa waxaa ay ergadu ay ilaa iyo hadda doorteen 20 Xildhibaan, kuwaasoo ka mid noqonaya xildhibaanada cusub ee dowladda Soomaaliya

Wariyaha VOA ee magaalada Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintaan ku eegaya doorashada aqalka hoose ee Kismaayo ka socota.

Doorashada Aqalka Hoose oo ka Socota Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:36 0:00

XS
SM
MD
LG