Isku xirrada

Weerar Xalay ka Dhacay Qandala oo ay Daacish Heysato


Ciidanka Puntland oo hub qabtay

Ciidanka Puntland oo hub qabtay

Ciidamo ka tirsan kuwa badda Puntland, ayaa la sheegay in ay xalay rasaas ku rideen maleeshiyaad ka tirsan koocda Daacish oo ku sugan degmada Qandala, taas oo keentay in maleeshiyaadkaasina ay rasaas kale ku jawaabaan.

Illaa iyo hadda ma cadda khasaaraha inta uu gaarsiisan yahay, hasa yeeshee xaaladda, ayaa maanta ah mid ka deggan sidey xalay aheyd. Wariyaha VOA ee Boosaaso Faadumo Yaasin Jaamac, ayay arrimahani uga warantay Jamaal Axmed Cismaan oo Washington jooga.

XS
SM
MD
LG