Isku xirrada

Wararka Doorashada Maraykanka


Goobaha codbixinta ee gobollada qaarkood ayaa la soo xirayaa, waxaana soo baxaya natiijooyin hordhaca ah.

Dadka codeynayay ayaa muujiyay sida ay u diidan yihiin hab dhaqanka musharrixiinta, waxaan su'aallaha la weydiiyay ka mid ahaa

Ma ku dhibtaa sida uu Donadl ula dhaqmo haweenka?

71% waxay ku jawaabeen "Haa"

28% waxay ku jawaabeen "Maya"

Sidoo kale waxaa la weydiiyay ma ku dhibtay sida ay Hillary Clinton u maareysat nidaamka emaillada?

62% waxay ku jawaabeen "Haa"

37% waxay ku jawaabeen "Maya"

XS
SM
MD
LG