Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Tuma Hillary Clinton?


Hillary Clinton
Hillary Clinton

Dadweynaha Mareykanka ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota.

Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashada maanta.

Haddaba waxaan eegeynaa shaqsiyadda Hillary Clinton? Waa tuma Hillary Clinton?. Waxaa eegaya Falastiin Axmed Iimaan.

Waa tuma Hillary Clinton?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00

XS
SM
MD
LG