Isku xirrada

Waa Kuma Donald J. Trump?


Donald Trump

Donald Trump

Dadweynaha Mareykanka ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota.

Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashada maanta.

Haddaba waxaan eegeynaa shaqsiyadda Donald Trump? Waa kuma Donald Trump?. Waxaa eegaya Jamaal Axmed Cusmaan.

XS
SM
MD
LG