Isku xirrada

Xisbiga UCID oo Soo Saaray Go'aano Iska Hor Imanaya


Faysal Cali Waraabe

Faysal Cali Waraabe

Xisbiga UCID ee Somaliland ayaa maanta soo saaray go’aano iska hor imanaya iyagoo shir ay ku yeesheen magaalda Hargeysa ku laalay heshiis ay sandkii 2012 wada galeen xisbiga iyo siyaasiyiin uu hogaaminayay Jamaal Cali Xuseen.

Sidoo kale garabka Jamaal Cali Xuseen oo iyaguna saaka shir ay u balansanaayeen inay qabtaan laga hor istaagay , ayaa sheegay inay ku qabteen goob barxad ah shirkoodii kuna anshax mariyeen gudoomiyaha xisbiga Faysal Cali Waraabe isla markaana ku doorteen gudoomiye ku meelgaadh ah.

Weriyaheena Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

XS
SM
MD
LG