Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qeybo ka Mid ah Jubbooyinka oo ay Isgaarsiinta Liidato


Maalmihii u dambeeyay gobolladda Jubbooyinka waxaa ka jiray dhibaato xagga isgaariista ah. Waxaa magaalooyinka qaar ka go’an taleefannada, kuwo waxaa ka maqan internetka.

Ciladahan dhinaca isgaarsiinta ee gobolka ayaa wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed waxey ka wareysatay guddoomiyaha gobolka Jubbada hoose ee maamulka Jubbaland Cabdirashiid Cali Gooni oo kusugan Kismaayo.

Dhageyso Warbixintan
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00


XS
SM
MD
LG