Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ilhan oo Guul ka Filaysa Doorashada Maraykanka


Ilhan Omar
Ilhan Omar

Ilhan Cumar oo ah gabar Soomaali Mareykan ah ayaa 8 maalin kadib qarka u saraan in ay noqoto gabadhi ugu horreysay oo Muslim, muhaajir Mareykan ah oo noqota xildhibaan.

22 sano ka hor Ilhan Omar oo ah gabar ku dhalatay dalka Soomaaliya balse hadda heysato dhalashada Mareykanka, waxay ku nooleyd xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya.

Hadda waxay indhaheedu hayaan oo ay qarka u saarantahay in ay ka mid noqoto xildhibaanada Aqalka Wakiilada ee Gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka, kadib marki ay guul weyn kasoo hoysay ololihii doorashooyinki horudhaca ahaa ee sanadkaan.

Wariyaha VOA Kane Farabaugh ayaa warbixintaan inooga soo diray Minneapolis.

Dhageyso warbixinta ku saabsan Ilhan Omar
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:27 0:00


XS
SM
MD
LG