Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Ohio oo la Kulmay Siyaasiyiin Maraykan ah


Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku nool Gobolka Ohio, gaar ahaan magaalada Colombus oo ka mid ah meelaha ay Soomaalida ugu badan ay ku nool yihiin dalkan Maraykanka ayaa kulan la yeeshay dhammaan murshaxiinta ka qayb galaysa doorashada sanadkan ee heer gobol ilaa heer federal.

Wwarbixin arrintaasi ku saabsan waxaa magaalada Coloumbus ka soo diray wariyaha VOAda Cabdi Kaafi Yuusuf Aadan.

Dhageyso Warbixinta Soomaalida Ohio
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

XS
SM
MD
LG