Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yurub: Caqabadaha Sharciga Ka Heysta Qaxootiga


Qaxooti fara badan iyo dadka kale oo magan galyo doon ah, ayaa sanadihii ugu dambeeyay si weyn ugu qul qulayay dalalka Yurubta qaar.

Dadkaas oo ay Soomaali ku jiraan, ayaa waxa dhacda in qaarkood inta ay doonyo ku soo galaan dalalka Talyaaniga ama Giriigga oo halkaasi laga diiwaan galiyo dabadeena ay uga sii gudbaan dalalka kale ee Yurub, halkaasina ay kala kulmaan caqabado kale oo ay ka mid tahay in sharciyada loo diido, dibna loogu celiyo dalalkii ay markii hore Yurub ka soo galeen.

Jamaal Axmed Cismaan, ayaa xaaladahasi ku eegaya warbixintan.

Dhageyso Warbixinta Caqabadaha Qaxootiga Heysta
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:42 0:00

XS
SM
MD
LG