Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabab oo Weerartay Saldhig Ku Yaalla Muqdisho


Askari ka tirsan ciidamada Dowlada ee magaalada Muqdisho.
Askari ka tirsan ciidamada Dowlada ee magaalada Muqdisho.

Hal qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay kadib marki maleeshiyo ka tirsan kooxda al Shabaab ay weereen saldhig ay leeyihiin ciidamada Dowlada Soomaaliya oo ku yaalla degmada Huriwaa eemagaalada Muqdisho.

Qofka Rayidka ah ee dhaawacmay ayaa ka mid ahaa dadkii goobtaasi ka agdhawaaa.

Kooxda weerarka geystay ayaa baxsaday ka dib markii muddo kooban ay rasaas is weydaarsadeen ilaaladii xerada.Wariyaha VOA-da Xuseen Barre ayaa faahfaahinta weerarkan waxaa uu ka waraystay Gaashaanle Khaliif Cabdulle Maalinoo ah Taliyaha Saldhigga Huriwaa.

Dhageyso wareysiga taliyaha saldhiga degmada Huriwaa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00


XS
SM
MD
LG