Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka Gaashaandhigga oo Ka Hadlay Colaadda Gaalkacyo


Diini
Diini

Wasiirka gaashaandhigga ee Soomaaliya Jeneraal Cabdulqaadir Cali Diini ayaa ka hadlay dagaallada qabaa’il ee maalmahan ka dhacayey magaalada Gaalakacayo.

Wasiirka, ayaa ugu baaqay labada dhinac inay ka shaqeyaan joojinta xasaradda, waxaana uu sheegay in dawladda Soomaaliya ay aad uga xun tahay colaaddaasi soo cusboonaatay.

Haaruun Macruuf ayaa ku waraystay kahdka telefoonka wasiirka waxaana uu ugu horrayn weydiiyey aragtidiisa dagaalka Gaalakacayo.

Dhageyso Wareysiga Wasiirka1
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:49 0:00


XS
SM
MD
LG