Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir looga hadlay Islaam Naceybka oo Ka Dhacay Minnesota


 Shirka bulshada Soomaalida Minnesota iyo hey'adaha cadaalada iyo amaanka Mareykanka
Shirka bulshada Soomaalida Minnesota iyo hey'adaha cadaalada iyo amaanka Mareykanka

Waxaa magaalda Miniapolis ee gobolka Minnesota xalay lagu qabtey kulan ay ka qeybgaleen heyadaha amaanka iyo cadaalda Mareykanka iyo bulshada Soomaalida ee gobolka Minnesota.

Dhinacyada ka qeybgalay kulankaan ayaa ka dooday falalka Islam naceybka ah ee ay dadka Muslimka ah la kulmaan iyo sida laga doonayo in ay bulshada ula tacaalaan.

Ka dib kulankaas ayaa wariyaheena Mohamud Mascade waxa uu arrimaha shirkaasi ka wareystay Cabdimalik Xassan Maxamed oo ka tirsan xafiiska xeer ilaaliyaha gobolka Minnesota.

Ugu horeyna waxa uu weydiiyey waxyaabihii looga Hadley shirkaas.

Dhageyso wareysiga aanu la yeelanay Cabdimalik Xassan Maxamed
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00


XS
SM
MD
LG