Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khilaaf ka Taagan Ballaarinta Dekadda Dooraale ee Jibuuti


Degmada Dooraale ee ku taalla duleedka caasimadda Jabuuti, ayaa waxaa ka taagan is mari waa u dhexeeya maamulka dekadda oo raba in balaadhin lagu sameeyo guud ahaan dekadda iyo dadweynaha ku nool deegaanka oo ku doodaya inaanay ka guuri doonin dhulka ay ku nool yihiin, haddii aan la siin meel kale oo ay degaan iyo dhaqaale ku filan oo ay nolol cusub ku bilawdaan.

Wariyaha VOA Ramadaan Muuse ayaa booqday degmada Dooraale, waxaana uu ka diyaariyay warbixintan.

Dhageyso Warbixinta
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

XS
SM
MD
LG