Isku xirrada

War Deg-Deg ah

C/wali Gaas oo DFS Ku Eedeeyay Dagaallada Gaalkacyo


Abdiweli Gaas
Abdiweli Gaas

Magaalada Gaalkacyo ee xarrunta gobolka Mudug, waxa dhawaanahan ka dhacayay dagaallo u dhaxeeya maamullada Galmudug iyo Puntland.

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas, ayaa dagaalkan soo laalaabtay ku eedeyay inay qeyb ka tahay dowladda Soomaaliya, isagoo dhanka kale sheegey in cawaaqibta ka dhalata dagaalladaasi ay madaxda dowladda Soomaaliya qaadayaan. Waakan Jamaal Axmed Cismaan oo warbixintan in oo so kooba.

Dhageyso Warbixinta Dagalka Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00

XS
SM
MD
LG