Isku xirrada

Dhalinyarada sida Weyn ugu Tiirsan Baraha Bulshada


Hibada iyo Hal Abuurka

Hibada iyo Hal Abuurka

Cabdi Tahliil Faarax iyo Maxamed Cabdirisaaq oo ku magacdheer Ina-Waaberi, waa dhalinyaro ku nool dalka Sweden, waxay baraha isgaadhsiinta ku soo bandhigaan barnaamijyo maad iyo madadaalo ah, kuwaas oo soo jiita dadweyne kala duwan.

Waxay marti ku yihiin barnaamijka Hibada, sidoo kale waxaa barnaamijka innagala qaybgelaysa Nasra Cabdiraxmaan oo ku nool dalka Sweden kana mid ah dadka sida weyn u isticmaala baraha isgaadhsiinta bulshada.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya

XS
SM
MD
LG