Isku xirrada

Puntland: Codaynta Xubnaha Aqalka Sare


Sawir hore

Sawir hore

Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa u codaynaya xubnaha aqalka sare u meteli doona, waxaa xubnaha illaa haatan guulaystay ka mid ah, Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashii Cali Sharmaarke, Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo xubno kale.

Dadka sida dhow loo eegayey inay doorashadan ku soo baxaan iyo inkale waxaa ka mid ahaa General Maxamed Siciid Xirsi Morgan, hase ahaatee doorashada waxaa uga adkaaday xildhibaankii la tartamayey.

Waraysi ku saabsan habka codayntu u socoto halkan hoose ka dhegeyso.

XS
SM
MD
LG