Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga Waddani ee Somaliland oo Shir Qabsaday


Wadani Party
Wadani Party

Magaalada Hargeisa waxaa maanta ka furmay shirka golaha dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee Wadani kaasi oo ay ka qayb galayaan boqollaal qof oo isugu jira xubnaha golaha dhexe iyo marti sharaf kala duwan oo ka kala imi dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.

Shirkan oo socon doona mudo sadex maalmood ah ayaa Xoghayaha xisbiga Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo u waramay wariyaha VOA ee Hargeisa Cabdixakiim Maxamuud shirwac uu u sheegay in lagu dooran doono musharaxiintii jagada mdaxweynaha iyo ku xigeenka uga qaybgali lahaa doorashada soo socota ee qorshaysan sandka 2017.

Xisbiga Wadani
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00

XS
SM
MD
LG