Isku xirrada

Saxafi u Shaqaynayey Jazeera oo Muqdisho lagu Xidhay


Dawladda Soomaaliya ayaa maanta xidhay saxafi u shaqaynayey telefiishanka al-Jaziira, ka dib markii ciidamada nabadsugiddu ay ka xidheen duleedka magaalada Muqdisho.

Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo la soo daayey tifatirihii Wargeyska Xogogaal oo maalmo u xidhnaa xukuumadda.

Warbixin ka hadlaysa arrintaas halkan hoose ka dhegeyso.

XS
SM
MD
LG