Isku xirrada

Doorka Ganacsiga ee Haweenka Somaliland


Aamina Faarax Caarshe

Aamina Faarax Caarshe

Aamina Faarax Caarshe waa haweenay ganacsato ah sidoo kale waxay madax ka tahay ururo kala duwan, haatan Aamina waxay haysaa xilka Guddoomiye ku Xigeenka Dalladda Jilayaasha aan dawliga ahayn, Guddoomiyaha Iskaashatada Kalluumaysiga, Guddoomiyaha Haweenka Ganacsatada ah iyo weliba Rugta Ganacsiga oo ay maamulka sare ku jirto.

Aamina oo nagu soo booqatay Xarunta VOA ee Washington ayaa nooga warantay Ganacsiga iyo hal'abuurka Haweenka, iyo fikrado ganacsi oo ay hirgelisay.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa waraystay.

XS
SM
MD
LG