Isku xirrada

Sh. Hoose: Dad Shacab ah oo Al-Shabab la Dagaalamay


Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhimatay dagaallo 24-kii saac ee lasoo dhaafay Gobolka Shabeellada Hoose ku dhexmarayey maleehsiyada Al-Shabab iyo mid ka mid ah beelaha Gobolka.

Mas’uuliyiin ku sugan Gobolka ayaa VOA u sheegay in Al-Shabab ay bartilmaameedanayso degaanno gaar ah oo ay ka mid yihiin Muuri, lambark 50 iyo tuulooyin u dhexeeya iyaga oo dadka degaanka ku eedaynaya inay wadashaqayn la sameeyeen dawladda Soomaaliya.

Dagaalladan ayaa Ismaaciil Xuseen Farjar uu ka waraystay Maxamed Cusmaan Yariisow.

XS
SM
MD
LG