Isku xirrada

Dagaalka Gaalkacyo oo Saameeyey Waxbarashada Iyo Ganacsiga


Gaalkacyo: Qalliinka dhinaca indhaha

Gaalkacyo: Qalliinka dhinaca indhaha

Dagaalka maalmahan ku dhexmarayey magaalada Gaalkacyo ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa saameeyey waxbarashada iyo ganacsiga magaalada.

Dadka deegaanka ayaa ka codsaday dhinacyada ay dirirtu u dhaxeyso in ay xabad joojiyaan oo ay wax walba ku dhameeyaan xal iyo wadahadal.

Wariyaheena Gaalkacyo Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintaan inoo soo diray.


XS
SM
MD
LG